{"id":13,"date":"2023-10-30T06:47:30","date_gmt":"2023-10-30T06:47:30","guid":{"rendered":"http:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/?p=13"},"modified":"2023-11-02T13:52:51","modified_gmt":"2023-11-02T13:52:51","slug":"ku-saabsan-qaamuuska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/ku-saabsan-qaamuuska\/","title":{"rendered":"Ku saabsan Qaamuuska"},"content":{"rendered":"<article id=\"page-38\" class=\"post-38 page type-page status-publish\">\n<div class=\"entry-content clearfix\">\n<p style=\"text-align: justify;\">Qaamuuskani waa mid ka duwan kana balaadhan qaamuusayada kale ee ilaa hada jira ee Farta dhagoolka (dadka maqalka ka liita) ee luuqada Xabashga, waana qaamuuskii ugu horeeyay ee lagu diyaariayay hab dhijitaal ah kaas oo loogu talagalay in ay u adeegsadaan wax-barashado iyo tixraaca\u00a0 ardayda, dadka jecel barashda luuqda iyo dhaqanka, turjumaannada, ardayda guriga wax ku akhrisata, waalidiinta iyo xirfadlayaasha waxbarahda.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Waxa qaamuuskan uu kaga duwanyahay kuwa kale waa mid ay\u00a0 xubnaha cilmi-baadhista iyo muuqaalka so diyaariyay ay yihiin kuwo maqalka ka liita(dagoolayaal ah ) iyo sido kale waa kooxdii ugu horaysay ee khubaro itoobiyaan ah oo ku xeel dheer luuqada dadka dhagoolka ah ay hogaaminayaan Kooxda cilmi baadhistan samaysay ayaa socdaal ku martay kow iyo labaatan goobood oo dalka ka mid ah, waxaanay xogo ka soo ururiyeen in ka badan 75 qof oo dhegoolayaal ah oo adeegsada Farta dhagoolka (dadka maqalka ka liita) ee luuqada Xabashga.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Intooda badan waa dad maqalka ka liita (dhagool ah) oo tan iyo yaraantoodii isticmaalayay luqadda dhegoolaha. Calaamaduhu waxay mareen habab kala duwan oo baadhis iyo xaqiijin ah ka hor inta aanay loo diyaarin daabacaada.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Xusuusin dadka isticmaala<\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Fikraddaha\u00a0 khaldan ee odhanaaya luqadaha calaamaduhu maaha luuqado dhab ah, si kaso hor jeeda , luqadaha calaamaduhu waa kuwo horumarsan oo adag sida luqad kasta oo lagu hadlo.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Khubarada luuqaduhu waxay sameeyeen daraasado ku saabsan luqado badan oo Luuqadaha dhegoolaha ah waxayna helaan in astaamaha aasaasiga ah ee luqadaha dhegoolaha ah ay sido kale laga helo dhammaan luqadaha kale.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Waxaana ka mida ah Luqadda Farta dhagoolka (dadka maqalka ka liita) ee luuqada Xabashga. Qofku kuma baran karo luqadda isagoo xafidaaya ereyada oo keliya. Sidaas si lamid ah Qofku kuma baran karo luqadda dadka maqalka ka liita(dhagoolaha) isagoo xafidaaya calamadaha oo kaliya.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Barashada calaamadaha Luqadda Farta ee Itoobiya; Macnuhu maaha inay u dhigmaan barashada Luqadda Farta dhagoolka (dadka maqalka ka liita) ee luuqada Itoobiya<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Barashada calaamadaha Luqadda Farta ee Itoobiya way ka balaadhantahay barashada calaamadaha oo kaliya. Calaamaduhu waa qayb muhiim ah\u00a0 oo ka mid ah luqadda.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Qodobada soo socda waa in fiiro gaar ah la siiyaa.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Qeexitaanka Macnaha Guud: <\/strong>Calaamadaha luqadda dadka maqalka ka liita (dhegoolaha) ee luuqada Itoobiya qaarkood ee qaamuuska ku jira\u00a0 waxaa laga yaabaa in aysan isku macne ahayn marka loo eego macnaha guud iyo\/ama Jumladaha kala duwan. Macnaha kelmadu ama weedhu way kala duwanaan kartaa iyadoo ay ku xidhantahaJ jumlada ama macnaha guud.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Naxwaha:<\/strong><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">\u00a0Calaamado badan oo ku qoran Calaamadaha luqadda dadka maqalka ka liita (dhegoolaha) ee luuqada Itoobiya, gaar ahaan ficillada laga helo qaamuuska, waa \u201casaaska<strong>\u201c. <\/strong>Qaar badan oo iyaga ka mid ah waxay ku samayn karaan isbeddel naxwe ahaaneed jumladaha Calaamadaha luqadda dadka maqalka ka liita (dhegoolaha) ee luuqada Itoobiya. Sida Dhaqdhaqaaqa (Hadalka): Isbeddelka ama wax ka beddelka mid ka mid ah astaamaha calaamadda (qaabka gacanta, dhaqdhaqaaqa, booska calaacalaha, jihada, iyo calamadaha kale ee aan gacanta ku jirin (tusaale wejiga)) waxay keeni kartaa isbeddel macne ama fasiraad khaldan.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Kala duwanaanshaha: <\/strong>Calaamadaha Luqadda Farta ee Itoobiya qaarkood waxay yeelan karaan kala duwanaansho ku salaysan deegaanda (iyo qowmiyad). Waxaa la isku dayay in lagu daro qaar ka mid ah\u00a0 kala duwanaanshaha caadiga ah intii suurtagal ah Si kastaba ha ahaatee, waxaad u baahan doontaa inaad la xiriirto bulshada deegaanka si aad wax uga ogaato kala duwanaanshaha deegaanka ah ee gaarka ah.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Tilmaamaha Faraha<\/strong>: Haddii aanu kelmad ku jirin hal luuqad, kelmadaa waxa laga soo qaadani luuqad kale. Luuqadda dadka maqalka ka liita( dhegoolaha), xarfaha ay sameysteen dhaq-dhaqaaqa faraha ayaa u taagan erayada afka lagaga dhaqaaqo\/qoran. Luuqadda dadka maqalka ka liita (dhegoolaha) ee Itoobiya ayaa ah mid la jaan qaadaysa wakhtiga, oo waxaa si joogto ah loo horumarin karaa sida luqad kasta oo lagu hadlo , Si aad si wanaagsan ugu\u00a0 adeegsatid Luuqadda dadka maqalka ka liita (dhegoolaha) ee Itoobiya waa inaad si joogta ah aad ula xidhiidhto oo aad la hadasho dadka\u00a0 maqalka ka liita (dhegoolayaasha)ah ee isticmaala Luqaddan.<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<div class=\"mh-excerpt\"><p>Qaamuuskani waa mid ka duwan kana balaadhan qaamuusayada kale ee ilaa hada jira ee Farta dhagoolka (dadka maqalka ka liita) ee luuqada Xabashga, waana qaamuuskii ugu horeeyay ee lagu diyaariayay hab dhijitaal ah kaas oo <a class=\"mh-excerpt-more\" href=\"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/ku-saabsan-qaamuuska\/\" title=\"Ku saabsan Qaamuuska\">[&#8230;]<\/a><\/p>\n<\/div>","protected":false},"author":4,"featured_media":81,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":{"0":"post-13","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ethsl"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13\/revisions\/84"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/ethsl.aau.edu.et\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}